Dhageyso>Culimo Caan ah Oo Maanta soo gaarey Baydhabo((SAWIRO)

Waxaa Magaalada Baydhabo Janaay maanta Soo Gaarey Culimo la Sugayey oo uu ugu horeeyo Sh abdifatah-Dhaaha,Sheekh Xuseen Cali Jabuuti iyo culuma kale.
Waxayna Muxaadaro ka jeedin doonaan Masjidka Carabta ee Magaalada Baydhabo.
Faahfaahinta warkan Ee Culimada Maanta soo gaartey Baydhabo waxaa inoo diyaariyey Wariyaheen Maxamed Cabdiraxmaan Cali
HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO