Dhageyso;Madaxweyne Laftagareen oo Faah faahiyey Hadalkii Baraha Bulshada Buuqa ka dhaliyey

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Wareeysi Siiyey mid kamid ah Telifishinada Soomaaaliyeed ayaa waxaa uu kaga hadley Arrintii Xiisada badan dhalisey ee ahaa in Siyaasiinta qaar kood ee Mucaaradka ku ah Dowladda Soomaaliya ay had iyo jeer ka Been abuurtaan Maamulka uu Hogaamiyo ee Koonfur Galbeed Hadalkaas oo ahaa in iyaga oo Deegaanadooda Xasuuq loogu geystey Dad Reer Koonfur Galbeed ah oo aysan ka hadlin ee Hadana Koonfur galbeed ku tilmaamaya meel uu Xasuuq ka dhacay,

Madaxweyne Laftagareen ayaa Faahfaahiyey Hadalkaas oo uu dhawaan yiri waxaana uu sheegey in uusan u ula soconin Qabiil oo Dad Siyaasiin ah oo Mudo Halsano aha Nabayey Koonfur Galbeed iyaga oo ula Danleh in ay wax ka sheegaan Madaxda Dalka iyagoo u jeedadooda ay tahay Madaxweyne Farmaajo ku Ceebeeya Umad dhan ama Qowmiyad dhanna Dulminayey Reer Koonfur Galbeedna ay yihiin Dad isku tashtey oo Dowladooda heysta

Waxaana uu hadlkiisa isaga oo siiwata uu yiri Haddii ay Xasuuq ka hadlayaan oo ay Bani aadanimo u Gurmanayaan Sababta ay yga hadli waayeen Xasuuqii Gaalkacyo ee ay u hadal heyn waayeen

Halkan hoose ka dhageyso Codka Madaxweyne Laftagareen