Dhageyso+Sawiro:Beesha Eemid Oo Maaglada Baydhabo Ku Caleemo Saartey Malaaq Cusub

Beesha Eemid oo ka mid ah Beelaha Digil iyo mirifle ayaa maanta waxay Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ku caleemo saartey Malaaq Cusub. Malaaqa maanta la caleemo saarey ayaa waxa lagu magacaawa Malaaq Axmed Macalin Yarow.

Halkan Ka Dhageyso

 

010203

01020304