Dhageyso:Waxaan Waraysi aano La Yeelanay Mascuulin Ka Tirsan Lixda Gobal+Arin xasaasi ah…

Magaalada Baydhaba waxaa ka dhacay kulan balaaran oo ay yeesheen Labadaan dhinac, waxaana goobjoog ka ahaa xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo Labada dhinac ku heshiiyeen awood qeybsi