Doorashada Gudoomiyaha Baarlmaanka Jubba oo Dib loodhigay…

Iyadoo maalinnimadii  shali ahayd  lagu balansanaa  in Magaalada Kismaayo ay ka Dhacdo Doorashada Gudoomiyaha Baarlmaanka Maamulka Jubba ayaa Dib u Dhacay ka Dib Markii la sheegayb in uu u Qabsoomi Wayay Arimo Farsamo

Maamulka Ku Meel Gaarka ah ee Jubba ayaa waxaa uu sheegay in  looga Baahan yahay Musharxiinta Doonaayo in ay u Tartamaan Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka  in ay soo Gudbiyaan C.V’yadooda

Doorashada ayaa waxaala sheegay  in ay Dhaceeyso28 Bishaani oo ku Beegan Maalinta  Talaadada ah