DOWLADA FS;Howlgal ku dhawaad 20 horjoogayaal Alshabaab ah lagu diley

Dowlada Fedaraalka ah ee Soomaaliya Warsaxaafadeed ka soo baxay ayaa waxaa ay ku sheegtey in Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya shacabka Soomaaliyeed ayaa howl-gal ay ka sameeyeen Jubbada hoose,

Waxaana Warsaxaafadedka lagu sheegey in Ciidanka Xoogga Dalka ay dileen ku dhawaad 20 horjoogayaal iyo maleyshiyaad ka tirsan argagixisada.

HALKAN HOOSE KA AKHRISO WARSAXAAFADEDKA