Dowladda Hoose ee Xamar oo beenisay in ay bixisay dhul dowlo

Dowladda Hoose ee Muqdisho ayaa beenisay in ay bixisay dhulal dowlo wixii ka dambeeyay 8-Bishii February ee sanadkii 2017-kii.