Dowladda Oo Digniin U Dirtay Dadka Geysta Falalka Kufsiga

Siihaya Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Xukuumadda Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta ka qeeb gallay kulan ay soo qabanqaabiyeen Culimada Soomaaliyeed iyo Uruuka Bulshada rayidka.

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Abuukaate Xasan ayaa khudbad ka jeediyay kulankaas oo ka dhacay Muqdisho, isagoo ka hadlay falalka xad-gudubyada ah ee mararka qaarkood ka dhaca dalka.