Magaalada Cadaado ee Xarunta Maamulka Ximin iyo Xeeb Waxaa Wali ka Socda Shirka Maamulka loogu sameeynaayo Gobolada Mudug iyo Gal-gaduud kaasi oo ay soo Baxayaan Eedeeymo loo Jeedinaayo oo ku Aadan Qaabka uu ku Socdo
Shalay oo Jimco aheed Waxaa la sheegay in la Xereyay Qaar ka Mid Ah Odayaasha Dhaqanka Beelaha Degga Gobolada Mudug iyo Gal-gaduud Qaarkood
Wararka Saakay Naga soo Gaaraya Magaalada Cadaado ee Xarunta Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta oo abti ah Lasoo Dhameeystiri Doono Odayaasha Dhaqanka Gobaladda Mudug iyo Gal-gaduud
Maamuladda Ximin iyo Xeeb ,Galmudug iyo Ahlusunna Waljameeca ayaa Lagu Eedeyay Carqaladeeynta Shirkaasi Maamulka Loogu Sameeynaayo Gobolada Mudug iyo Gal-gaduud