Faah-faahin:- Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Guriga Hooyooyinka”Sawiro

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Maqaayada The Village ee ku taalla Guriga Hooyooyinka.

Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay Ninkii waday Gaariga,halka ay ku dhaawacmeen illaa 6  kale .

Dadka Qaraxa ku dhaawacmay waxaa kamid ah Wariye C/qaadir Sheekh Muxuyadiin ka mid ah wariyaasha Radio Kulmiye iyo Daahir Ciise oo asana ka mid ah Ciidamada Ilaalada Radio Kulmiye.

Gaariga Qarxay ayaa Gadoomay inta uusan  Qarxi ka hor ,waxaana halka uu ku Qarxay yaallay 7 illaa 1o Daqiiqo ka hor.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane oo Qaraxa ka dib goobta yimid ayaa sheegay in Qaraxa ay Fashiliyeen Ciidamada Ammaanka islamarkaana ay Ciidanku ay Eryanayeen

DSC03125

DSC03170DSC03169DSC03167DSC03166DSC03165      DSC03159DSC03158DSC03157DSC03156DSC03155