Guddiga Doorashada KGS oo shaciyay doorashada shan kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka BFS

Guddiga Maamulka Doorashada Heer ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay jadwalka doorashada shan kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka BFS. Kuraasta la shaaciyay in doorashadooda dhawan la qaban doono ayaa kala ah

1-HOP#188.

2-HOP#185.

3-HOP#175

4-HOP#159.

5-HOP#177.

Hoos ka aqriso qoraalka guddiga ka soo baxay