Guddoonka Baarlamaanka oo War kasoo saaray Maqaamka Muqdisho

Guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ku baaqay in la dhowro Dastuurka iyo dowladnimada ,ka go’an gaarista maqaamka Caasimaduna ay tahay Awood u gaar ah Barlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya .