Gudiga doorashada baar lamaanka maamulka putland ayaa shaaciyey xiliga laqaban doono doorashada baarlamaanka putland

Guddiga doorashadda baarlamanka maamulka Puntland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ayaa shaaciyey xiliga la qabanaayo doorashada Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Puntland.

Guddiga waxa ay sheegeen in doorashadda ay dhici doono maalinta KhamiisWaxaa ay sidoo kale shaaciyeen Habraaca looga baahan yahay in ay maraan Musharaxiinta u taagan xilka Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Puntland ah ee socota oo taariikhda ay ku beegan tahay 14-ka Bishaan..

ta