Gudiga Doorashooyinka oo laalay laba kursi oo lagu tartamay jumcihii hakiyeyna doorashoyinkii Aqalka hoose ee soomaaliland

Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa si KMG ah u hakiyay doorashada aqalka hoose ee gobollada waqooyi uga socotay magaalada Muqdisho.

Natiijada doorashada kuraasta Dhamal Aden iyo Obokor Muse ee Jimcihii dhacday waxaa sidoo kale laga soo qaadey waxbo kama jiraan kadib markii sida ay guddiga sheegeen ay goobta ka maqnaayeen warbaahinta iyo goobjooyaasha caalamiga ah.

somalilad