Gudiga Gurmadka Fatahaadaha Koonfur Gallbeed ayaa Malintii Afaraad Bixinayay Deeq Ka Tamid Qadar SAWIRRO

Gudiga Gurmadka Fatahaadaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa Malintii Afaraad Bixinayay Deeq Ka Tamid Dowlada Qadar Taasi oo ay Gaarsiyeen Kamaamka Barakacaaysha ee Ku Yaala Baydhabo oo Gaaraya ilaa 4 kaam kusoo oo Saameyay Roobabka Dhawaan Da’ayay.

Deeqda ayaa isugu Jirtay Maro-kaneeco Jawdarayaal iyo Busyootin iyo Alaabo Kale ee Hoyga Logan Dhaqmo.

Gudiga Wasiirada Ayaa Isugu Jiray Wasiirka Tamarta Iyo Biyaha Koonfur Galbeed Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Wasiir Ku Xigeenka Wasaararada Qorshaynta iyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaarada Gargaarka .

Gudiga ayaa Maalmahan Ku Howlan Ugargaarida Barakacayaasha liita ee Xarooyinkoodii ku saameyay Roobabka aan Haysan Gabaad Wasiirada aya Mid Mid Ugu Qaybinayay ayagoon Hoygoooda ugu Geeyay Gargaarka Si Dhibtaatada aya ula Qaybsadaan .