Gudoomiyaha Baarlamanka KG Oo Gaarey Muqdisho(Sawiro)

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb Dr. Cali Saciid Faqi ayaa Maanta gaarey Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka,

Waxaana Garoonka Diyaaraha Aadan Cade kusoo dhaweeyay Wasiiro Xildhibano kuwaa oo kawada tirsan Dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka KGS iyo Mas’uuliyiin kale.