Gudoomiye Ku Xigeenada Amniga iyo Maaliyadda Gobolka Shabeelaha hoose o lamagacaabey

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magacaabey Gudoomiye Ku Xigeenka Amniga Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Maaliyadda Gobolka Shabeelaha hoose.