Howl-Wadeennada Madasha Golaha Wada Tashiga Qaran oo La Magacaabay

October 08 2015 (Radio Baidoa) Warqad ka soo baxday Xafiiska Ra’isul Wasaaraha ayaa lagu magacaabay Howl-Wadeennada Madasha Golaha Wada Tashiga Qaran.

Golahan waxaa uu ka kooban yahay 5 Wasiir oo ah wasiirada Federaalka ah sida: Wasiirka Arimaha gudaha iyo Federaalka, Wasiirka Haweenka  iyo Xuquuqda Aadanaha, Wasiirka Cadaaladda,  Wasiirka Dastuur iyo Wasiirka warfaafinta, waxaa kaloo golahan ku jira min hal wasiir oo ka socda Maamul Goboleedyada iyo Mid hal Wakiil oo ka socda Xafiiska Madaxweynaha, Ra’isul Wasaaraha iyo Ra’siul Baarlamaanka.

Golahan Magacyadooda halkan ka akhriso: Goobjoog News

Cabdirahman Mohamed Xussein: Wasiirka Arimaha gudaha iyo Federaalka
Cabdullahi Axmed Jama: Wasiirka Cadaaladda
Xussein Mohamud Sh. Xussein: Wasiirka Dastuurka.
Mohamed Abdi Hayir Minister of Information and Tourism, FGS
Sahra Cali Samatar: Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka.
Cabdirahman Sheikh Axmed: Wasiirka dhalinyarada iyo Sportiga: Puntland
Xussein Yusuf Idow: Wasiirka Madaxtooyada: Galmudug
Mohamed Cabdullahi Mursal: Wasiirka Madaxtooyada Koofur Galbeed.
Cabdi Cali Rage : Wasiir La Xulay, Jubbaland
Mohamed Kenynan, Xafiiska Madaxweynaha
Mohamed Omar Mohamud, Xafiiska Ra’isul Baarlamaanka
Harbi Ali Kullane, Xafiiska Ra’isul Wasaaraha.
Dhinaca kale waxaa isla Bayaankaas lagu Magacaabay Guddi Farsamo oo ka kooban 9 Xubnood:

Cabdiqani Abdi Jama, Xafiiska Ra’isul Wasaaraha: Isku Duwaha
Zeinab Xassan, Xafiska Madaxeynaha
Cabdukadir Yusuf Shil, Xafiiska Ra’isul Baarlamaanka
Axmed Abdirahman Hassan, Jubbaland.
Mohamed Hagi Nur (Madeer), Southwest.
Cabdishakur Mire Ali, Galmudug, Xubin.
Mohamud Mohamed Samater, Puntland .
La Taliye Farsamo, Qaramada Midoobey .
Latalite Farsamo, Qaramada Midoobey.

Xigasho: Goobjoog News

Radio Baidoa

Waxaad Nagala Soo Xiriiri Kartaa

hashimmalaaq@gmail.com