ISHA-B, oo ka adkaatey HOWLWADAAG-A,

ISHA-B, OO KA ADKAATEY HOWLWADAAG-A,

Xaafada Isha iyo xafada Howlwadag ee magalada baydhabo ayaa caawa ku tartamey Tartan Aqooneedka radio baidoa

Labadan xaafadood oo soo bandhigay Kartidooda aqooneed ayaa tartankooda waxa uu ku soo idlaaday 10 dhibcood oo ay la timid tartamiyasha xafada Isha (B) iyo 5 dhibcood oo ay keensatay tartamiyasha xaafada Howlwadag (A)

Sidaas daraadeed waxaa caawa guusha la hoyday Tartamiyaasha xafada Isha (B)
,
Taaba gelinta Sanadkan Tartan Aqooneedka waa Radio Baidoa

halka Su’aal diyaarintuna ay tahay Baidoa International University BIU

Qore Shuuriye