ISHA (B) OO KA ADKAATEY ISHA (A)

ISHA (B) OO KA ADKAATEY ISHA (A)

Xaafada isha (A) iyo xafada isha (B) ee magalada baydhabo ayaa caawa ku tartamey Tartan Aqooneedka radio baidoa

Labadan xaafadood oo soo bandhigey Kartidooda aqooneed

ayaa tartankooda waxa uu ku soo idlaaday 12 dhibcood oo ay la timid tartamiyasha xafada isha (B) iyo 10 dhibcood oo ay keensatay tartamiyasha xaafada isha (A)

Sidaas daraadeed waxaa caawa guusha la hoyday Tartamiyaasha xafada isha (B)

Taaba gelinta Sanadkan Tartan Aqooneedka waa Radio Baidoa ,

halka Su’aal diyaarintuna ay tahay Baidoa International University BIU

Qore Shuuriye