isku Duwaha Ciidanka Amisom Uqaabilsan Arimaha Bulshada Oo la kulmay Masuuliyiin KG ah-SAWIRO

Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane mohamud Mohamed kerie oo ay Wehliyaan Agaasimaha Guud Madaxtooyada Mudane Cabdifataax Mahad Cabdiraxmaan iyo La-Taliyaha wasaarada hawenka muna Yusuf sakin ayaa kulan la qaatay Faadil Karaar oo ah isku Duwaha Ciidanka Amisom Uqaabilsan Arimaha Bulshada.

 

Kulanka waxaa looga hadlay ilaalinta Xuquuqul insaanka,Horumarinta Arimaha Bulshada qeybaheeda kal duwan iyo U diryar garowga Howlaha Hortabinta uleh dhinaca Arimaha Bulshada.