Kaamam Ku Yaala Magalada baydhabo oo Biyo buux dhaafiyey

Kaamam ku yaala Magaalada baydhabo ee xarunta gobalka bay Ayaa Buux Dhaafiyay dadad xoog badan Boqolaal Qoys ayaa isaga Baxay Gur yahooda kadib markii biyuhu Joog Sare ku Galeen Kaamamkoodii .

Daadadkan ayaa ka Soo Goostay Dhanka Biyo Xireenka Magaalada kadib Roobabkii xalay Da’ayay qeybo ka mid ah Magaalada .

Maamulka Degmada iyo Ururada Bulshada ayaa wada Isku day lagu Xakameynaayo Qulqulka biyahan faraha badan .

Dadkii deganaa Kaamamkaas ayaa xalay baryay wadada maadama aysan haysan guryo kale oo ay ku Hooydaan.medium wp-image-20531″ />