Kalfadhiga Xildhibaanada Golaha Shacabka oo furmay

Waxa Maanta furmay kulanki 1-aad ee kalfadhiga 6-aad ee golaha shacabka ,kooramka ayaa soo xaadirtay 152 xildhibaan

Waxaa shir gudominaya gudomiyaha Golaha Shacabka mudane maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman.

Ajendaha kulanka ayaa ah hadal jeedinta guddoomiyaha golaha shacabka iyo akhrinta 1aad ee heshiiska ilaalinta hiddo dhaqameedka aan muuqan iyo heshiiska khuseeye ilaalinta hidda dhaqameedka & midka dabiiciga.