Kenya oo ka walaacsan dhalinyaro kasoo barbar dagaalantay Al-shabaab oo dalkaasi dib ugu laabatay

Dowladda Kenya ayaa ka walaacsan dhalinyaro kasoo barbar dagaalamay Al-shabaab oo dib ugu noqday gudaha dalka Kenya.
Laamaha Ammaanka dalka Kenya ayaa sheegay iney gudaha dalkaasi gaareen dhalinyaro badan oo usoo tababartay Al-shabaab,Saraakiisha Amniga ayaa sheegay in ehelda dhalinyaradaasi ay diideen iney kusoo wareejiyaan Ciidanka Ammaanka.
Saraakiisha Amniga ayaa soo saaray digniin waxayna shaaca ka qaadeen in raggan ka tirsan Al-shabaab ay halis ku yihiin Amniga dalka Kenya.