Laftagaren Oo kulan la qaatey Gudiga Gurnadka Abaaraha KGS

Madaxweynaha Dowad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan looga hadlayey Dardargelinta sidii gargaar loo gaarsiin lahaa Dadka ay saameeyeen Abaaraha la qaatay Gudiga Gurmadka Abaaraha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee dhowaan Madaxweynaha uu Magacaabay.