M/ Racfaanka oo muddo cusub u qabatay dacwada loo heysto C/raxmaan C/shakuur

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa waqti cusub u qabatay kiiska dacwada loo heysto C/raxmaan C/shakuur, iyadoo ku wargelisay Taliyeyaasha qeybta Booliska ee Gobolka Banaadir iyo Taliyaha Booliska degmada Wadajir inay gaarsiiyaan mudada loo qabtay dhageysiga dacwadiisa, si uu uga soo qeyb galo.