Maamul goboleedyadda oo War kasoo saaray doorashadii Cadaado

Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda ayaa war kasoo saaray doorashaddii Maanta ka dhacday Magaalada Cadaado ee lagu doortay Axmed Maxamuud Xasan Baasto.

Golaha ayaa sheegay in doorashaddaasi ay tahay mid lagu dhibaateynaayo hannaanka dowlad goboleedka Galmudug.