Maamulka Jubbaland oo ku dhawaaqay in Doorashada Aqalka Sare ay waqtigeeda ku qaban doonaan

Jubbaland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday iney 25 bishaan qaba karaan doorashada Senatarada Aqalka Sare ku matalaya dowlad goboleedka Jubbaland.

Qoraalka ka soo baxay guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Jubbaland ayaa lagu cadeeyay iney diyaar u yihiin qabashada doorashada Aqalka Sare.