Madasha Xisbiyada Qaran ” Wuu burburay heshiiskii aan wadagaarnay Dowlada madaxweyne Farmaajo

Qoraal ka soo baxay madasha Xisbiyada Qaran oo hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmd ayaa lagu sheegay in gabi ahaanba uu burburay heshiiskii ay la galeen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Qoraalka ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran oo ka koobnaa 2 Bog ayaa lagu sheegay in madaxweynuhu dhamaanba ka baxay ballamihii iyo fulinta qoddobadii ay ku heshiiyeen, sidaa daraadeed madashu u aragtay in heshiiskaasi uu meesha ka baxay.

Hoos ka Akhriso Qoraalka ka soo baxay madasha Xisbiyada Qaran oo ku qoran Luuqada English -ka