Madaxweynaha KG Oo kaTacsiyadeeyey Malaaq Geeriyeedey

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa ka tacsiyadeeyey Geeridii ku timid Ilaah haunaxaristee Marxuum Isaaq Ali oo Maanta Geeriyoodey Waxaana uu Tacsiyo Udirey Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka Koonfur Galbeed

“Waxaan tacsi u dirayaa dhamaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka reer Koonfur Galbeed iyo Qoyskii uu ka baxay Marxuum Malaaq isaaq cali oo Maanta tii Rabi utimid Waxaan Alle uga bariyayaa inuu Naxariistiisa janno ka waraabiyo, nagana siiyo samir iyo imaan.