Madaxweynaha Puntland oo shir ku casuumay Madaxda dowlad goboleedyada

Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa ku casuumay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada shir ka dhici doona magaalada Garowe 20-ka bisha Maarso ee soo socoto.

Waxaa sheegay in Shirkaasi looga hadli doono arrimo ku saabsan horumarka dowlad goboleedyadda.

Madaxweyne Gaas ah ayaa ah Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda.
Hoos ka akhriso