Madaxweyne Farmajo oo Hambalyo u direy Madaxweyne Erdogan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan guushii uu ka gaaray doorashadii madaxweynenimo iyo baarlamaan ee ka dhacday Turkey. Madaxweynuhu waxa uu yiri” Turkigu waxa uu Soomaaliya u yahay Jaal qiime badan”