Madaxweyne Laftagareen Oo ka qeybgalay Kulan Sagootin ah(Sawiro)

Cabdicasiis Xassan Maxamed laftagareen Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta ka qayb galay kulan lagu Sogootinayay dhaman Madaxda Maamul Gobleedyada Dalka,

Munaasabadan ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka Mudane Xassan Sheekh Maxamuud iyo Mas,uuliyiin ka tirsan Dowlada Fedaraalka Soomaaliya ,Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Siyaasiyiin kale.

Maanta ayaa laga yaaba in Madaxda Dowlad Goboleedyada qaar ay tagaan Deegaanadooda .