Madaxweyne Laftagaren Oo gaarey Magaalada Muqdisho-SAWIRO

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa Safar shaqo kuso gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho wafdiga Madaxweynaha waxaa kuso dhoweyey Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya,Wasiiro iyo qeybaha kala duwan Bulshada Caasimada.