Madaxweyne shariif Xasan oo lafilayo in goordhaw uu soo gaaromagaalada baydhabo

wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo madaxweynaha maamulka koonfur galbeed soomaaliya mudane shariif xasan sheekh Aadan ayaa la filayaa in goordhaw ay ka soo dagtaan garoonka duyuuradaha Shaati gaduud Airport ee magaalada baydhabo.

wafdigaa uu hogaaminaayo madaxweyne shariif ayaa waxa ka yimadeen wadanka turkiga madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa hada ku sugan garoonka muqdisho.

magaalada baydhabo ayaa laga dareemayaa qaban qaabo ku aadan soo dhaweynta madaxweynaha koonfur galbeed soomaaliya Shariif xasan sheekh Aadan.