Madaxweyne Shariif Xasan Sh/Aadan oo Magacaabay G/ Maxkamadda gobolka Shabeellaha Hoose

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa u magacaabey Mudane Saciid Xasan Zubeyr Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Shabeelaha Hoose .

Guddoomiyaha cusub ayuu sheegay Madaxweyne Shariif Xasan in uu waxbadan ka qaban doono Xaaladda Caddaaladda gobolka Shabeellaha Hoose.

Waxaana uu sheegay Guddoomiyaha cusub in laga doonaayo in uu dardargaliyo howlaha gobolka Shabeellaha Hoose.
HALKAN HOOSE KA AKHRISO