Masuliyiinta Wasaarada Tamarta Iyo Khayraadka Biyaha DGKS Ayaa Kulan Muhiim ah La Qaatey Madax Ka socota Hayada Caalamiga Ah Ee Concern

Masuliyiinta Wasaarada Tamarta Iyo Khayraadka Biyaha DGKS Ayaa Kulan Muhiim ah La Qaatey Madax Ka socota Hayada Caalamiga Ah Ee Concern

Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Tamarta Iyo Khayraadka Biyaha Iyo Lataliyaha Wasiirka Ayaa maanta Xafiiska Guud Ee Wasaarada Ku Qaabilay Wafdi Masuliyiin ah Oo ka socda Hayada Concern Qeebta Biyaha .

Waxaana Kulanka inta uu socday Meesha ay kusoo bandhigeen Waxqbadka iyo shaqooyinka Ay ka Hayaan Degaanada DGKS iyo Sidii Ay uga Qaybqadaan lahyeen Dhanka Biyo Gaarsiinta Dadka Tawaalaysan .

Wasaarada Ayaa Mudooyinka Danbe Waxay Ku Howlantahay Sidii ay Dardargalin Lahayd Howlihii Loo Igmadey Ayadoona Kaashanaysa Dhamaan Hayadaha Ka Shaqeeya arimaha Tamarta Iyo Biyaha Sidii Bulshada Ay uga Faaidaysan lahyeeen .