mas,uuliyiinta maxkamadda ciidamada qalabka sida oo ka hadley dilka marxuum Cali Nuur shuute

Masuuliyiinta Xeer ilalinta Maxkamdda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa ka hadlay dilka Caawa Magaalada Muqdisho loogu Geystay Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya

Ku Xigeynka Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaliya Muumin Xuseen Cabdullahi oo La Hadlay Idaacadda Dalsan Ee Muqdisho Ayaa Waxa Uu Sheegay in ka masuuliyiin ahaan ay ka xunyihiin sida ay wax u dhaceen,waxaana uu sheegay in madaxda laamaha ammaanka ee dowladda lga dhwrayo in y gacanta kusoo dhigaan kooxihii falkan Dilka ka dambeeyey