Natiijo Horudhac ah Doorashada Goleyaasha Degaanka Somaliland oo la shaaciyey

Waxaa Maanta lagu dhawaaqay Natiijadii ugu horeysay ee Doorashada Goleyaasha Degaanka Somaliland, taas oo Maalin ka hor ka bilaabatay dhamaan Gobolada iyo degaannada Somaliland.

Guddiga doorashooyinka Soomaaliland ayaa si horudhac ah u shaaciyay natiijada ilaa Shan kamid ah degmooyinka Soomaaliland iyo sida ay u kala heleen Xisbiyada kajira Soomaaliland o isugu jira Mucaarad iyo Muxaafad, waxaana ay u kala heleen.

Sallaxley, Maroodi-jeex
Kulmiye 4

Ucid 3

Waddani 2

Gar’adag.
Kulmiye 4

Waddani 3

Ucid 2

3.Saylac-Awdal.

4 Kulmiye

4 Waddani

3 Ucid

4 Xuddun-Sool

7 Kulmiye

2 Waddani.

5 lughaye-Awdal.

5 Kulmiye

2 Waddani

2 Ucid

Saacadaha soo socda ayaa waxaa la filayaa in Guddiga doorashooyinka Soomaaliland ay shaaciyaan natiijooyin kale oo ku saabsan sida Xisbiyada Soomaliland ay uga kala guuleysteen Xildhibaannada Golaha Wakiilada iyo degaanka ee tartamayay.