Qaar Ka Mid Ah Agaasimayasha Wazaaradaha Konfur Galbed oo isku Shaandheyn lagu sameeyey

Wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Gudiga Shaqaalaha Ra’idka dowlad goboleedka koonfur galbeed Mudane Eng Ali ayaa isku shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Agaasimiyaasha Wasaaradaha mamulka

Waa wajagii Sadaxaad oo gudiga isku shandheeyo agasimayasha wazaaradaha konfur galbed

Halkan ka akhriso wareegtada