Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abby Ahmed oo gaaray Muqdisho

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa goordhow gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimada soomaaliya

Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Waxaana lagu waddaa in loo galbiyo xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya,halkaasi oo kulamo kala duwan uu kula qaadan doono Madaxda Qaranka Soomaaliya