Rooble Oo Magacaabay Guddiyada Doorashooyinka Iyo Xalinta Khilaafaadka Ee Heer Federaal

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxmed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka ee heer Federaal, waxaana guddigaani ay ka kooban yihiin 25 xubnood, iyadoo ay dhammeystir u noqon dioonaan heshiisayadii ay wada gaareen Dowladda Dhexe iyo Maamul Goboleedyada dalka.

Xubnaha Guudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka 2020-2021 ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa ay kala yihiin:

1,Cabdiwali Maxamuud Cilmi
2,Maxamed Xassan Maxmed
3,Mahad Dheere Xaashi
4,Mowliid Mataan Salaad
5,Faadumo Maxamed Cabdullaahi
6,Cabdiraxiin Cabdicasiis Aadam
7,Caasho Abuukar Qaasim
8,Madiina Adan Malaboow
9,Cabdinuur Maxamed Axmed
10,Saciido Maxamed Muscid
11,Maxamed Aadan Cusmaan
12,Faaduma Cabdirisaaq Sheekh Ciise
13,Axmed Maxamed Ducaale
14,Caydaruus Saalax Yuusuf
15,Cabdijabaar Cabdullaahi Faarax
16,Liban Abukar Osman.
17,Yusuf Mohamed Kheyr
18,Muse Geelle Yusuf
19,Cabdiweli Cali Cabdulle (Timacade)
20,Cabdicasiis Sheikh Xuseen Dayib
21,Xaawa Xaaji Maxamed Malindi
22,Liibaan Axmed Xasan
23,Cabdiaziz Cabdiraxman Yusuf
24,Cabdinaasir Maxamed Guuleed
25,Maxamed Maxamuud Caddow