(SAWIRO): Madaxweyne Farmaajo OoWaraaqaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjiraha Cusub Ee Britain U Jooga Somalia.

Madaxweynaha DF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa warqadihii safiirnimada ka gudoomay safiirka cusub ee Ingiriiska William Concor.

Kulan ka dhacay madaxtooyada Muqdisho ayuu mudane Farmaajo ugua gudoomay warqadahanan safiirnimo ee safiirka cusub ee dowladda Ingariiska, David William Concor

Madaxweynaha DF Soomaaliya oo ka hadlay Qaabilaadaasi waxa uu  dowlada Ingiriiska ka dalbaday iney shacabka Soomaaliyeed ka taageeraan dowlad wanaagsan iyo garab siinta shacabka Soomaaliyeed.

Safiirka Britain ayaa isagana sheegay inay Dowlada Britain garab taagan tahay dowlada Soomaaliya ee uu hogaamiyo mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo

 Dhinaca kale, Madaxweyne Farmaajo waxa uu Barta Twitter-ka ee Villa Somalia soo dhigay Qoraalkan:

 

Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay safiirka cusub ee dowladda Ingariiska, David William Concor