SAWIRO:-Madaxweyne Laftagareen Oo Dalka dib Ugu soo Laabtey

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Dalka Dib ugu so laabtay ka dib Safar maalmo qaatay oo ugu maqnaa Dalka Turkiga.

Caasimadda Dalka ee Muqdisho ayaa si weyn loogu soo dhaweyey waxana la filayaa in sacadaha soo socdana uu soo gaaro Magaalada Baydhabo.