SAWIRO:-Madaxweyne Laftagareen oo U kuur galaya Xaaladda Berdaale.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Gaaray Degmada Berdaale ee Gobolka Baay Waxayna Hordhac uyihiin Ra”iisul Wasaaraha Dalka oo Saacadaha Soo socda gaari doono Degmada Berdaale ee gobolka baay.

Wafdiga madaxweyne Laftagarewn ee gaarey Degmada Berdaale ayaa u jeedadiisa ah u guurgalidda Xaaladda Ban’aadanimo ee ka jirta halkaasi kadib markii Daadad ay ku fatahmeen Magaaladaasi Bulshadana ay ku barakaceen hareeraha Degmadaasi.

Maalmihii la soo dhaafeyna Degmada Berdaale ayaa waxaagaarey Gurmadyo kala duwan oo ay garwadeen ka aheyd Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.