[SAWIRO] Soomaaliya oo ka qeybgaleysa Shirka Heerka Wasiir ee Hal-abuurka Afrika

Shirkan oo ay ka soo qeybgaleen wasiirrada isgaarsiinta iyo waxbarashada ee dalalka qaaradda Afrika, waxaa furay Madaxweynaha Ghana, Nana Akufo-Addo, oo dalkiisu sanadkan martigelinayo shirkan.

Madaxweynaha Dalkaasi oo la hadlayay wufuudda kala duwan ee shirka ka soo qeybgashay ayaa sheegay in mustaqbalka Afrika uu ku xiran yahay hadba sidii loo horumariyo teknolojiyada iyo waxbarashada