Sawiro”Agaasimayaasha Wasaaradaha KGS&Maamulka Degmada Baydhabo òo Kulan yeeshey

Wasasarada Arimaha Gudaha Dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta ee Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta shir ugu qabatay Magaalada Baydhabo Agaasimiyasha guud ee Wasaaradaha Dowlaad Goboleedka koonfur Galbeed,

Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Dhammaan Agaasimiyaasha Wasaaradaha Gudoomiyaha Degmaada Baydhabo waxaana daah furay Agaasimaha guud ee Wasaarada Arimaha gudaha Maamulka Koonfur Galbeed Mustafa Abdullah Hassan (Mustaf Adaf)

Kulankan ayaa waxaa looga hadlayey Baahiyaha Deegaanada koonfur Galbeed iyo sidii wax looga qaban lahaa baahiyaha ka jira Deegaanada Koonfur Galbeed.