[SAWIRO]Madaxweyne Laftagareen oo Ka Jawaabey Codsigii Sumeeya Maxamed Axmed

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen Oo Ka Jawaabey Codsigii Sumeeya Maxamed Axmed Oo Ahaa In Loo gado Gaari Casri ah Asagoona Maanta Xaruunta Madaxtooyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya Ku Gadoonsiyey Gaarigii ay Codsatey,

Sumeeya Maxamed Axmed oo ah Gabaryar oo Naafo ah waa Gabar Qur,aanka Kariimka si wanaagsan u Xifdisey waxaana ay dhowr bilood kahor ka Codsatey Madaxweyne Laftagareen in uu u Iiibiyo Gaari yar oo kuwa Naafada ah oo ay ku socoto Maanta ayuuna u Hirgaley Codsigeedii.