Sawiro”Madaxweyne Laftagareen oo la kulmey Xilibaanada Labada Qaqal ee ka soo jeeda KGS.

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta Gareen Ayaa Maanta Kulan Qado Sharaf ah u Sameeyey Xildhibaanada Golaha Shacabka Iyo Aqalka Sare ee Kasoo Jeeda Deeganadda Koonfur Galbeed Soomaaliya Islamarkaana Lagu Qabtay Hoyga Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman.

Sido kale Kulanka Waxaa Goobjoog ka ahaa Guddoomiye Ku Xigeenka Kowaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabduweli Sheekh Ibrahim Muudey, Iyo Guddomiyaashi hore ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Proffisor Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Iyo Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe.