SAWIRO”Ururada Bulshada Rayidka KG oo Taageerey Ga’aankii Madaxweyne Laftagareen

Bulshada Rayid K/Galbeed ayaa Maanta kulan ay soo qaban qaabiyeen waxaa ay ku taageereen Gu’aankii Madaxweynaha Dowlada Goboleedka K/Galbeed Mudane Abdacasiis Hassan Mahamed Laftagateen uu ku sheegay in Tirada Xilibaanada Cusub Laga dhigayo 95 Mudane Si Dastuurka Loo Waafijiyo Halka Hada ay Yihiin 149 Mudane.

Kulanka ayaa waxa kaloo kasoo qeyb galay Maamulka Degmada Baydhaba oo Arintaas dhalinyarada ku dhiiri geliyey Garab istaaga Maamulkooda” Bulshada Rayidka K/Galbeed ayaa Odoyaasha Dhaqanka iyo Madaxweynaha KG Kadalbadeen in Xilibaanada Cusub ay Noqdaan Kuwa dhalinyarada doorkooda laga siiyo Aqoonyahano wax kabedela Marxalada Ay kujirto K/Galbeed.